Dacwadaha Somaliga Ahi Waxaa Loogu Tala Galay Dhamaan Dhalinta Somalida Ahi Meel Walboy Ku Nool Yihin
Walaalkey Muslimka Ahow waxad tahay qof uu Alle ku maneystay Samir iyo Dulqaad hadii aad taqaano Wuxuu Alle Kuu Keenay Aduunkan Waxad taqaanaa Noloshaada waxay ku saabsan tahay lkin hadii aad is dhahdo waxan u dhaqmaya sida ay u dhaqmayaa dadka kale waxad galeysa meel anan tabar taada aheyn waxan ula jeda waxa inaga batay sanadkan fasahaadka waxan badinay daba raaca ku dayashada dadka aanan isku diinta aheyn waxan la kulannay dhibato fara badan waxa dhacday in ( Shaydanka uu inoo Nuuriyay falalka xun xun ee aan mar walbaa ku socono ) maahan inaan inaga qaldan nahay ee qof walba wu isla saxan yahay maxa yelay qof qalad iska daremayo ma jirto.
Lkin hadii aad marwalbo Alle u noqoto waxa laga yaba inad wanagsanato oo aad dhowrsanato maalin baa Iman donta laguu yeeri doono adigoo ka jaahil ah ama adigoo qoslayo ama adigoo tukanayo ama adigoo macsi ku jira aya waxa lagaaga yeeraya ama Malag Dhawaaqayo maalintaas waxad la kulmeysa ( Malaa'ig ) Garabkaaga taagan waxad arkeysa camalkii aad sameysatay muxuu ahaa waxad la kulmeyso maahan wax sahal ah ileyn nafsadaada ayad faaruqeysa waxad sameyneyso ma jirto waxad ku dhaqmi jirtay camalkiisa aya lagu soo hordhigaya dadkana waxay kugu hayaan ( Yasin ) adigana waxad ogtahay inad ka tageyso dadkii aad ugu jecleyd aduunkan oo dhan sida Hooyo , Aabe ma hadli kareysid ileyn nafsada laga yaabo inay kasoo baxaday jirkaaga dhan ma sheegi kartid waxa ku hortaaagan wuxuu yahay Lkin makii ay nafsada hadasho ama laga hadalsiiyo ( Kii Xuma Iyo Kii Samaaba ) Hadaba intan waqtigaas la gaarin fadlan ogow xaalka aad ku sugan tahay saacad walbo ileyn Malaga kuuma digayo ma lihid Sacad ama waqti aad ogtahay ka dhowrso xumaha si aadan ugu dhiman adigoo falkaas ku jira
hadaba dhalinteena soomaaliyeed waxan idinku sheegi donna websitekan intiisa kale wuxuu ku bixi donna insh'allah luqado kala duwan waxan la xiriiri donna ama aan idinka keeni donna video qisooyin aad u fara badan iyo wax lagu cimro qaataba sheeqyada loogu jaceyl badan yahay aduunkan uguna magac badan adigoo aad ka daawan doonto maalmaha soo socda webkan.
Ku soco tubta Soosan ka fogow Xumaha